BISHAARO, BISHAARO, BISHAARO- WAXAA SOOMAALIDA KU DHAQAN FINLAND LOOGU BISHAARAYNAA IN BUUGGA DANJIRE EE UU QORAY DANJIRE MAXAMED CALI NUUR (AMB. MOHAMED ALI AMERICO) UU SOO GAARAY DALKA FINLAND.
DAAHFURKA BUUGGA DANJIRE AYAA WAXAA GOOBJOOG KA AH QORAAGA BUUGGA, DANJIRE MAXAMED CALI NUUR WAXAANA UU DAAHFURKU KA DHACAYAA MAGAALADA HELSINKI, FINLAND, GAAR AHAAN XARUNTA URURKA MIDNIMADA SOOMAALIYEED EE FINLAND (SUOMEN SOMALIALAISTEN LIITTO).
CINWAANKA:
HAUKILAHDENKATU 2D (DABAQA 3AAD)
TAARIIKHDA
18.9.2021
SAACADDA:
17.30 (5:30) WAKHTIGA HELSINKI
FAAHFAAHINTA DHEERAADKA AH KALA XIRIIR: TEL: +358408391812