Helsinki 19.7.2020- Xubnaha Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland ayaa waxay 4.7.2020 doorteen Gole Dhexe oo ka kooban 25 xubnood, kuwaas oo xilli-xileedkoodu yahay 2020/2022.
Golaha Dhexe ayaa isaguna wuxuu kulankiisi ka dhacay Xarunta Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland 18.7.2020 ku doortay Golaha Fulinta oo ka kooban 7 xubnood.
Todobada xunnood ayaa waxaa hoggaaminaya labada sano ee soo socota Guddoomiyaha la doortay, Guddoomiye Mohamed Absiiye.
- Abdurahman Ragge
- Sacdiyo Shiikh Cali
- Omar Abdi
- Bashe Ali
- Sugulle Siciid Saalax iyo
- Khalid Sh. Nuur
Haddii aad doonayso in aad hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan Golaha Midnimada Soomaaliyeed, waxaad riixdaan halkan.
Xuuqda Sawirka: Somaliliitto