(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay JImco 26.03, saacadda 13.20)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 3 871 900 (+ 27 900) |
Tirada laga helay feyruska | 74 754 (+ 512)
|
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 179 (+22) |
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 75 (+4) |
Qaybta gargaarka degdegga ah | 59 (+0) |
Tirada dhimashada | 817 (+2) |
Feyruska nooca cusub | 2 584 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 2 403 xaaladood ah, iyo 180 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah. 26.03 |
Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 809 974 oo qof (26.03) |
Xigasho: THL