(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 24.03, saacadda 12.40)
Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 3 832 100 (+ 18 900) |
Tirada laga helay feyruska | 73 516 (+ 803)
|
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 161 (-7) |
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 72 (+2) |
Qaybta gargaarka degdegga ah | 62 (-2) |
Tirada dhimashada | 811 (+02) |
Feyruska nooca cusub | 1 963 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 823 xaaladood ah, iyo 139 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah 19.03 |
Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 759 827oo qof (24.03) |
Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (640 xaaladood oo feyruska ah iyohal xaald oo dhimasho cusub ah)
Xigasho: THL